Podcast kan wuxuu ku saabsan yahey, waa maxay Bitcoin?
Sidee u shaqeeyaan banks dhexe?
Sidee loo sameeyaa lacagaha sida US Dollar ka iyo Euro ama Shilling Somali?
Waxaa igu marti ah Abdirahman Abdi
What is a Bitcoin? Can Bitcoin change the global economy?
Is Bitcoin a better global monetary system and alternative to the current fiat finance?
This is my first Podcast #1 with Abdirahman Abdi